Cesraa 9:4 ~ Ездра 9:4

picture

M arkaasaa waxaa igu soo shiray in alla intii ka cabsan jirtay erayga Ilaaha reer binu Israa'iil, dadkii maxaabiista ka soo noqday xadgudubkoodii aawadiis; oo anna halkaasaan iska fadhiyey tan iyo qurbaankii makhribka anigoo wareersan.


І зібралися до мене всі тремтячі перед словами Бога Ізраїлевого за спроневірення поверненців, а я сидів остовпілий аж до жертви вечірньої.

Continue reading Report error