R abbiyow, Ilaaha reer binu Israa'iilow, xaq baad tahay, waayo, waxaannu nahay dad hadhay oo baxsaday, sida ay maantadan tahay; bal eeg, waxaannu kula hor joognaa xujadayada, waayo, taas aawadeed ninna hortaada ma istaagi karo.
Господи, Боже Израиля, Ты праведен! Сегодня остались мы – уцелевшие. Вот мы перед Тобой в нашей вине, хотя из-за нее ни один из нас не может устоять в Твоем присутствии.
Continue reading Report error