Cesraa 9:13 ~ Ezra 9:13

picture

O o tanu waxay noogu soo degtay falimahayagii sharka ahaa aawadood, iyo xujadayadii weynayd aawadeed, maxaa yeelay, Ilaahayagiiyow, waxaad nagu taqsiirtay wax ka yar intii xumaatooyinkayagu mudnaayeen, oo weliba waxaad na siisay dad caynkan ah oo noo hadha,


After all that has come upon us for our evil deeds and our great guilt, since You our God have requited us less than our iniquities deserve, and have given us an escaped remnant as this,

Continue reading Report error