Cesraa 9:11 ~ ﻋﺰﺭﺍ 9:11

picture

a ad noogu soo dhiibtay nebiyadii addoommadaada ahaa, oo aad ku tidhi, Dalka aad inaad hantidaan ugu socotaan waa dal aan nadiif ahayn, oo wuxuu ku nijaasoobay dadyowga deggan nijaastooda, iyo karaahiyadooda, iyo wasakhnimadooda dhammaan ka buuxsantay gees ilaa ka gees.


الَّتِي أعطَيتَنا إيّاها بِواسِطَةِ عَبِيدِكَ الأنبِياءِ عِندَما قُلْتَ: ‹إنَّ الأرْضَ الَّتِي سَتَدخُلُونَها لِتَمتَلِكُوها هِيَ أرْضٌ مُلَوَّثَةٌ بِشُرُورِ النّاسِ السّاكِنِينَ فِيها. فَقَد تَلَوَّثَتِ الأرْضُ بِشُرُورِهِمِ الَّتِي مَلأُوا بِها الأرْضَ مِنْ أوَّلِها إلَى آخِرِها.

Continue reading Report error