Cesraa 8:35 ~ Ezra 8:35

picture

O o dadkii maxaabiista ahaan jiray ee masaafuriska ka soo noqday, waxay Ilaaha reer binu Israa'iil allabaryo la gubo ugu bixiyeen laba iyo toban dibi reer binu Israa'iil oo dhan aawadiis, iyo lix iyo sagaashan wan, iyo toddoba iyo toddobaatan baraar ah, iyo laba iyo toban orgi oo qurbaan dembi loo bixiyey; oo kulli intaas oo dhammu waxay ahaayeen allabaryo la gubo oo Rabbiga loo bixiyey.


The exiles who had come from the captivity offered burnt offerings to the God of Israel: 12 bulls for all Israel, 96 rams, 77 lambs, 12 male goats for a sin offering, all as a burnt offering to the Lord.

Continue reading Report error