Cesraa 8:22 ~ Ездра 8:22

picture

W aayo, waxaan ka xishooday inaan boqorka weyddiisto koox askar iyo fardooley ah inay naga caawiyaan cadowga jidka noo jooga, maxaa yeelay, boqorka baannu la hadallay oo ku nidhi, Gacanta Ilaahayagu waxay saaran tahay intii isaga doondoonta oo dhan, wayna u wanaagsan tahay; laakiinse xooggiisa iyo cadhadiisu waxay ka gees yihiin in alla intii isaga ka tagta oo dhan.


Мне было стыдно просить у царя войска и всадников для нашей защиты от врагов в пути, потому что мы уже сказали царю: «Милостивая рука нашего Бога на каждом, кто ищет Его, но Его великий гнев на всех, кто покидает Его».

Continue reading Report error