Cesraa 8:15 ~ ﻋﺰﺭﺍ 8:15

picture

O o iyaga waxaan ku soo wada ururiyey webiga u socda xagga Ahawaa, oo halkaasaannu degganayn saddex maalmood; markaasaan dadkii iyo wadaaddadii u fiirsaday, oo halkaasna kama aan helin mid reer Laawi ah.


فَجَمَعتُهُمْ عِندَ القَناةِ الَّتِي تَجْرِي باتِّجاهِ نَهْرِ أهْوا، وَخَيَّمنا هُناكَ ثَلاثَةَ أيّامٍ. وَبَحَثتُ بَينَ الشَّعبِ وَالكَهَنَةِ، فَلَمْ أجِدْ أحَداً مِنْ بَنِي لاوِي هُناكَ.

Continue reading Report error