Cesraa 7:24 ~ 以 斯 拉 記 7:24

picture

O o weliba waxaannu ku ogeysiinaynaa inaanay xalaal ahaan doonin in gabbaro, canshuur, amase baad toona la saaro wadaaddada, iyo kuwa reer Laawi, iyo nimanka gabayaaga ah, iyo irid-dhawryada, iyo reer Netiiniim, iyo addoommada gurigan Ilaah midkoodna.


我 又 曉 諭 你 們 , 至 於 祭 司 、 利 未 人 、 歌 唱 的 、 守 門 的 , 和 尼 提 寧 , 並 在 神 殿 當 差 的 人 , 不 可 叫 他 們 進 貢 , 交 課 , 納 稅 。 』

Continue reading Report error