Cesraa 6:9 ~ Ezra 6:9

picture

O o wax alla wixii ay u baahan yihiin oo ay wadaaddada Yeruusaalem jooga idin weyddiistaan oo ah dibi yaryar, iyo wanan, iyo baraar, oo ay Ilaaha samada qurbaanno la gubo ugu bixiyaan, iyo sarreen, iyo cusbo, iyo khamri, iyo saliidba ha la siiyo maalin kasta, oo yaan laga baajin,


Be sure to give them each day whatever is needed, young bulls, rams and lambs for a burnt gift to the God of heaven, and grain, salt, wine, and oil for pouring.

Continue reading Report error