Cesraa 6:22 ~ Ездра 6:22

picture

o o waxay toddoba maalmood farxad ku dhawreen Iiddii Kibista-aan-khamiirka-lahayn, waayo, Rabbigu aad buu uga farxiyey, oo wuxuu iyaga u soo jeediyey qalbigii boqorkii Ashuur inuu gacmahooda xoogeeyo intay ka shaqaynayeen gurigii Ilaah, kaasoo ah Ilaaha reer binu Israa'iil.


И праздновали праздник опресноков семь дней в радости, потому что обрадовал их Господь и обратил к ним сердце царя Ассирийского, чтобы подкреплять руки их при строении дома Господа Бога Израилева.

Continue reading Report error