Cesraa 6:20 ~ ﻋﺰﺭﺍ 6:20

picture

W aayo, wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi way iswada daahirsheen dhammaantood; oo giddigood daahir bay ahaayeen, markaasay neefkii Kormaridda u bireeyeen dadkii maxaabiisnimada ka soo noqday oo dhan, iyo wadaaddadii walaalahood ahaa, iyo naftoodiiba.


لأنَّ جَمِيعَ الكَهَنَةِ كانُوا قَد طَهَّرُوا أنفُسَهُمْ. وَكانَ اللّاوِيُّونَ جَمِيعاً طاهِرِينَ، فَذَبَحُوا حَمَلَ الفِصحِ عَنْ كُلِّ الَّذِينَ عادُوا مِنَ السَّبيِ، وَعَنْ إخْوَتِهِمِ الكَهَنَةِ، وَعَن أنفُسِهِمْ.

Continue reading Report error