O o duqowdii Yuhuudduna waxay wax ku dhiseen oo ku liibaaneen wax sii sheegiddii Nebi Xaggay iyo Sekaryaah oo ahaa ina Iddo. Oo iyagu macbudkii way dhiseen oo dhammeeyeen, sidii uu ahaa amarkii Ilaaha reer binu Israa'iil, iyo sidii uu ahaa amarkii Kuuros, iyo Daariyus, iyo Artaxshasta oo ahaa boqorkii Faaris.
И юдейските старейшини градяха успешно, <насърчавани> чрез пророкуването на пророк Агея и на Захария, Идовия син. Те градиха и свършиха, според заповедта на Израилевия Бог, и според указа на персийския цар Кир, и Дарий, и Артаксеркс.
Continue reading Report error