Cesraa 5:8 ~ Ездра 5:8

picture

B oqorow, bal ogow inaannu tagnay gobolka Yahuudah, oo soo aragnay gurigii Ilaaha weyn, oo dhagaxyo waaweyn lagu dhisay, oo derbiyadiisana alwaax la dhex geliyey, oo shuqulkaasuna dadaal buu ku socdaa oo gacmahooduu ku liibaanaa.


Да будет известно царю о том, что мы ходили в провинцию Иудеи, к дому великого Бога. Народ строит его из больших камней и вкладывает в стены деревянные балки. Работа исполняется прилежно и спорится у них в руках.

Continue reading Report error