Cesraa 5:3 ~ 以 斯 拉 記 5:3

picture

O o isla markaasba waxaa u yimid Tatenay oo ahaa taliyihii dalka webiga ka shisheeya, iyo Shetar Boosnay iyo saaxiibbadood, oo waxay ku yidhaahdeen, War yaa amar idin siiyey inaad gurigan dhistaan, iyo inaad derbigan dhammaysaan?


當 時 河 西 的 總 督 達 乃 和 示 他 • 波 斯 乃 , 並 他 們 的 同 黨 來 問 說 : 「 誰 降 旨 讓 你 們 建 造 這 殿 , 修 成 這 牆 呢 ? 」

Continue reading Report error