M arkaasaa waxaa kacay Serubaabel oo ahaa ina Salaatii'eel, iyo Yeeshuuca oo ahaa ina Yoosaadaaq, oo waxay bilaabeen inay dhisaan gurigii Ilaah oo ku yaal Yeruusaalem; oo waxaa iyaga la jiray oo caawinayay nebiyadii Ilaah.
Тогава станаха Зоровавел, Салатииловият син, и Исус, Йоседековият син, и почнаха да строят Божия дом, който е в Йерусалим; с тях бяха Божиите пророци и им помагаха.
Continue reading Report error