Cesraa 5:14 ~ ﻋﺰﺭﺍ 5:14

picture

O o weliba weelashii dahabka iyo lacagta ahaa ee gurigii Ilaah oo uu Nebukadnesar ka qaaday macbudkii Yeruusaalem ku yiil oo uu geeyey macbudkii Baabuloon, kuwaas boqor Kuuros wuu ka soo bixiyey macbudkii Baabuloon, oo waxaa loo soo dhiibay mid magiciisa la odhan jiray Sheeshbasar, oo uu isagu taliye ka dhigay;


أمّا الآنِيَةُ الذَّهَبِيَّةُ وَالفِضِّيَّةُ الخاصَّةُ بِبَيتِ اللهِ الَّتِي استَولَى عَلَيها نَبُوخَذْناصَّرُ مِنَ الهَيكَلِ الَّذِي فِي مَدينَةِ القُدْسِ وَوَضَعَها فِي هَيكَلِ بابِلَ، فَقَدْ أخْرَجَها المَلِكُ كُورَشُ مِنْ هَيكَلِ بابِلَ وَأعطاها لِرَجُلٍ عَيَّنَهُ والِياً اسْمُهُ شِيشْبَصَّرُ.»

Continue reading Report error