O o iyana sidanay jawaab noogu soo celiyeen oo yidhaahdeen, Waxaannu nahay addoommadii Ilaaha samada iyo dhulka, oo waxaannu dhisaynaa gurigan oo sannado badan oo hore la dhisay, oo boqor weyn oo reer binu Israa'iil ahu uu dhisay oo dhammeeyey.
И они ответили нам такими словами: мы рабы Бога неба и земли и строим дом, который был построен за много лет прежде сего, --и великий царь у Израиля строил его и довершил его.
Continue reading Report error