Cesraa 4:19 ~ Ездра 4:19

picture

O o anna amar baan bixiyey, oo buugaggii baa la baadhay, oo waxaa la helay in magaaladanu waagii hore boqorro ku kici jirtay, iyo in dhexdeeda lagu caasiyoobi jiray oo lagu fallaagoobi jiray.


и от меня дано повеление, --и разыскивали, и нашли, что город этот издавна восставал против царей, и производились в нем мятежи и волнения,

Continue reading Report error