M arkaasaa boqorkii wuxuu warqad jawaab ah u soo diray taliyihii Rexuum ahaa, iyo karraanigii Shimshay ahaa, iyo intii kaloo saaxiibbadooda ahayd oo Samaariya degganaa, iyo dadkii kaloo webiga shishadiisa degganaa, oo wuxuu yidhi, Nabad iyo wax la mid ahu korkiinna ha ahaadeen.
Царят отговори на властника Реум, на секретаря Самса и на другите им съслужители, които живееха в Самария и в другите <градове> отсам реката: Мир и прочее.
Continue reading Report error