Cesraa 3:9 ~ Ezra 3:9

picture

M arkaasaa waxaa dhammaan istaagay Yeeshuuca, iyo wiilashiisii iyo walaalihiis, iyo Qadmii'eel iyo wiilashiisii oo ahaa reer Yahuudah, inay u sarreeyaan shaqaalaha ku jira guriga Rabbiga, iyo weliba wiilashii Xeenaadaad iyo wiilashoodii iyo walaalahood oo ahaa reer Laawi.


Then Jeshua with his sons and brothers, Kadmiel and his sons, the sons of Judah, and the sons of Henadad with their sons and brothers the Levites, together watched over the workmen in the house of God.

Continue reading Report error