Cesraa 3:8 ~ Ездра 3:8

picture

H addaba markay yimaadeen guriga Ilaah oo Yeruusaalem ku yaal sannaddii labaad bisheedii labaad ayay Serubaabel oo ahaa ina Salaatii'eel, iyo Yeeshuuca oo ahaa ina Yoosaadaaq, shuqulkii bilaabeen, iyaga iyo intii kale oo ahayd wadaaddadii walaalahood ahaa, iyo kuwii reer Laawi, iyo kulli intii maxaabiista ka soo baxday oo Yeruusaalem timid, oo kuwii reer Laawi intii labaatan sannadood jirtay ama ka sii weyn ayay u doorteen inay shuqulkii guriga Rabbiga u sarreeyaan.


А другого року по своєму приході до Божого дому до Єрусалиму, другого місяця, почали робити Зоровавель, син Шеалтіїлів, і Ісус, син Йоцадаків, і решта їхніх братів, священики та Левити, і всі, хто поприходив з неволі в Єрусалим, а Левитів від віку двадцяти років і вище поставили керувати над працею Господнього дому.

Continue reading Report error