Cesraa 3:6 ~ Ездра 3:6

picture

O o maalintii kowaad oo bishii toddobaad ayay bilaabeen inay Rabbiga u bixiyaan qurbaanno la gubo, laakiinse macbudka aasaaskiisii weli lama dhigin.


С первого же дня седьмого месяца начали возносить всесожжения Господу. А храму Господню не было положено основание.

Continue reading Report error