Cesraa 3:11 ~ Ездра 3:11

picture

O o markaasay darandoorri u gabyeen iyagoo Rabbiga ammaanaya oo u mahadnaqaya, oo leh, Isagu wuu wanaagsan yahay, reer binu Israa'iilna weligiisba wuu u naxariistaa. Oo markay Rabbiga ammaaneen ayaa dadkii oo dhammu dhawaaq weyn ku dhawaaqay, maxaa yeelay, waxaa la dhigay aasaaskii gurigii Rabbiga.


І відповіли вони хвалою та подякою Господеві, Добрий бо Він, бо навіки Його милосердя на Ізраїля. А ввесь народ викликував гучним покликом, славлячи Господа за основу Господнього дому!

Continue reading Report error