O o kuwii gurigii dhisayay markay aasaaskii macbudka Rabbiga dhigeen waxaa istaagay wadaaddadii iyagoo dharkoodii xidhan oo turumbooyin wata, iyo kuwii reer Laawi oo ahaa ilma Aasaaf oo haysta suxuun laysku garaaco, inay Rabbiga ammaanaan sidii uu ahaa amarkii Daa'uud oo ahaa boqorkii reer binu Israa'iil.
When the builders laid the foundation of Yahweh’s temple, they set the priests in their clothing with trumpets, with the Levites the sons of Asaph with cymbals, to praise Yahweh, according to the directions of David king of Israel.
Continue reading Report error