Cesraa 10:9 ~ Ездра 10:9

picture

M arkaasaa raggii reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin oo dhammu intii saddex maalmood ah ku soo wada urureen Yeruusaalem, oo taasu waxay ahayd bishii sagaalaad maalinteedii labaatanaad, kolkaasaa dadkii oo dhammu wuxuu fadhiistay bannaankii guriga Ilaah hortiisa ahaa, iyagoo gariiraya xaalkan aawadiis iyo roobkii weynaa daraaddiis.


И така, за три дни в Йерусалим се събраха всички Юдови и Вениаминови мъже. Беше деветият месец, на двадесетия ден от месеца; и целият народ, като седеше в двора пред Божия дом, трепереше поради това нещо и от поройния дъжд.

Continue reading Report error