Cesraa 10:5 ~ 以 斯 拉 記 10:5

picture

M arkaasaa Cesraa kacay oo wuxuu wadaaddadii sare iyo reer Laawi iyo reer binu Israa'iil oo dhan ku wada dhaariyey inay sameeyaan sida eraygaasu leeyahay. Oo iyana saasay ku wada dhaarteen.


以 斯 拉 便 起 来 , 使 祭 司 长 和 利 未 人 , 并 以 色 列 众 人 起 誓 说 , 必 照 这 话 去 行 ; 他 们 就 起 了 誓 。

Continue reading Report error