Cesraa 10:2 ~ Ездра 10:2

picture

O o Shekaanyaah oo ahaa ina Yexii'eel oo ahaa reer Ceelaam wuxuu u jawaabay Cesraa, oo ku yidhi, Annagu waxaannu ku xadgudubnay Ilaahayo, oo naago qalaad ayaannu ka guursannay dadyowgii dalka; laakiinse reer binu Israa'iil weli waxay leeyihiin rajo xaalkan ku saabsan.


Тогава Сехания, Ехииловият син, от Еламовите потомци, проговори та рече на Ездра: Ние извършихме престъпление против своя Бог, като взехме чужденки от племената на земята; все пак, обаче, сега има надежда за Израиля относно това нещо.

Continue reading Report error