Cesraa 10:1 ~ 以 斯 拉 記 10:1

picture

H addaba intii Cesraa tukanayay oo uu wax qiranayay isagoo ooyaya oo isku tuuraya guriga Ilaah hortiisa, waxaa isagii reer binu Israa'iil uga soo ururay shir aad u weyn oo rag iyo dumar iyo carruurba leh, waayo, dadkii aad bay u ooyeen.


以 斯 拉 禱 告 , 認 罪 , 哭 泣 , 俯 伏 在 神 殿 前 的 時 候 , 有 以 色 列 中 的 男 女 孩 童 聚 集 到 以 斯 拉 那 裡 , 成 了 大 會 , 眾 民 無 不 痛 哭 。

Continue reading Report error