O o kulligood weelashii dahabka iyo lacagta ahaa waxay isku ahaayeen shan kun iyo afar boqol. Oo intaas oo dhan Sheeshbasar wuu wada keenay, markii Yeruusaalem la keenay maxaabiistii Baabuloon laga soo celiyey.
Усього золотого й срібного посуду п'ять тисяч і чотири сотні. Усе це завіз Шешбаццар, коли вигнанці верталися з Вавилону до Єрусалиму.
Continue reading Report error