S ulaymaanna wuxuu lahaa afar kun oo xero oo fardaha iyo gaadhifardoodka lagu xereeyo, iyo laba iyo toban kun oo nin oo fardooley ah, oo wuxuu fadhiisiyey magaalooyinkii gaadhifardoodka, oo qaarna boqorkay Yeruusaalem la joogeen.
Solomon had 4, 000 rooms for horses and war-wagons, and 12, 000 horsemen. He put them in the war-wagon cities and with the king in Jerusalem.
Continue reading Report error