Taariikhdii Labaad 8:9 ~ 2-я Паралипоменон 8:9

picture

L aakiinse reer binu Israa'iil Sulaymaan shuqulkiisii addoommo ugama uu dhigan, waxayse ahaayeen rag dagaalyahan ah iyo madaxdii saraakiishiisa, iyo taliyayaashii gaadhifardoodkiisa iyo fardooleydiisaba.


Но израильтян Соломон не обращал в рабов, выполняющих его работы; они были его воинами, военачальниками и начальниками его колесниц и колесничих.

Continue reading Report error