Taariikhdii Labaad 7:3 ~ 2-я Паралипоменон 7:3

picture

O o reer binu Israa'iil oo dhammuna way wada eegeen markii dabku samada ka yimid, oo ammaantii Rabbiguna ay guriga kor joogtay, markaasay wada sujuudeen oo wejigooda dhulka sallaxa ah saareen, oo Rabbigay caabudeen oo ku mahadnaqeen, waxayna yidhaahdeen, Isagu wuu wanaagsan yahay, waayo, naxariistiisu weligeedba way raagtaa.


Когда все израильтяне увидели, как сошел огонь, и увидели славу Господню над домом, они пали ниц на мостовую, лицами к земле, и поклонились, и возблагодарили Господа, говоря: – Он благ; милость Его – навеки!

Continue reading Report error