Taariikhdii Labaad 7:10 ~ 歷 代 志 下 7:10

picture

O o bishii toddobaad maalinteedii saddex iyo labaatanaad ayuu dadkii u kala diray teendhooyinkoodii iyagoo faraxsan oo qalbiga kaga rayraynaya wanaaggii uu Rabbigu u sameeyey Daa'uud iyo Sulaymaan iyo dadkiisii reer binu Israa'iilba. Rabbiga Baa U Muuqday Sulaymaan


七 月 二 十 三 日 , 王 遣 散 眾 民 ; 他 們 因 見 耶 和 華 向 大 衛 和 所 羅 門 與 他 民 以 色 列 所 施 的 恩 惠 , 就 都 心 中 喜 樂 , 各 歸 各 家 去 了 。

Continue reading Report error