Taariikhdii Labaad 6:37 ~ 2 Chronicles 6:37

picture

o o weliba hadday ku fikiraan dalkii maxaabiis ahaanta loogu kaxaystay, oo ay kuu soo noqdaan, oo ay kugu baryaan dalkii ay maxaabiista ku yihiin, oo ay yidhaahdaan, Waannu dembaabnay, oo wax qalloocan baannu samaynay, oo si shar ah ayaannu u macaamiloonnay,


Yet if they repent in the land to which they have been carried captive, and turn and pray there, saying, We have sinned, we have done wrong, and have dealt wickedly;

Continue reading Report error