O o weliba shisheeyaha aan dadkaaga reer binu Israa'iil ahaynna, hadduu dal fog uga yimaado magacaaga aawadiis, iyo gacantaada xoogga badan aawadeed, iyo cududdaada fidsan aawadeed, markay yimaadaan oo ay gurigan xaggiisa u soo tukadaan,
Также и чужеземца, который не из Твоего народа, Израиля, но который пришел из далекой земли ради Твоего великого Имени, Твоей могучей длани и Твоей простертой руки, когда он придет и обратит свою молитву к этому дому,
Continue reading Report error