Taariikhdii Labaad 6:30 ~ 2 Chronicles 6:30

picture

d e markaas samada oo ah meeshaad deggan tahay ka maqal, oo iyaga cafi, oo nin walba ugu abaalgud siday jidadkiisa oo dhammu yihiin, adoo qalbigiisa og, (maxaa yeelay, adigoo keliya ayaa garta waxa binu-aadmiga oo dhan qalbiyadooda ku jira, )


Then hear from heaven, Your dwelling place, and forgive, and render to every man according to all his ways, whose heart You know; for You, You only, know men’s hearts,

Continue reading Report error