Taariikhdii Labaad 6:29 ~ 2 Chronicles 6:29

picture

k olkaas haddii nin kastaaba amase dadkaaga reer binu Israa'iil oo dhammu ay tukadaan oo baryootamaan, oo nin kastaba ogaado belaayadiisa iyo murugtiisa, oo uu gacmaha u soo fidiyo gurigan xaggiisa,


whatever prayer and supplication be made by any man, or by all your people Israel, who shall know every man his own plague and his own sorrow, and shall spread out his hands toward this house:

Continue reading Report error