Taariikhdii Labaad 5:13 ~ 2-я Паралипоменон 5:13

picture

o o haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo kuwii gabayaaga ahaaba ay luuqdii isla heleen sidii iyagoo ah isku nin, si ay u sameeyaan cod keliya oo laga maqlo Rabbiga ammaaniddiisa iyo ku-mahadnaqiddiisa, oo markay codkoodii kor u qaadeen oo ay ka dhawaajiyeen turumbooyinkii iyo suxuuntii laysku garaacayay iyo alaabtii muusikada, oo ay Rabbiga ammaaneen iyagoo leh, Wuu wanaagsan yahay, waayo, naxariistiisu way raagtaa weligeedba, ayaa daruuri ka buuxsantay gurigii Rabbiga,


Трубящие и поющие звучали в унисон, как один голос, вознося Господу хвалу и благодарность. Под звуки труб, тарелок и других инструментов они возвышали голоса в похвале Господу: – Он благ; милость Его – навеки! Господень дом заполнило облако,

Continue reading Report error