Taariikhdii Labaad 5:1 ~ 歷 代 志 下 5:1

picture

O o saasuu ku wada dhammaaday shuqulkii uu Boqor Sulaymaan u sameeyey guriga Rabbiga. Oo Sulaymaanna wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis Daa'uud quduuska ka dhigay ee ahayd lacagtii, iyo dahabkii, iyo weelashii, oo wuxuu ku riday khasnadihii guriga Ilaah. Sanduuqii Axdiga Oo Macbudka La Keenay


所 羅 門 做 完 了 耶 和 華 殿 的 一 切 工 , 就 把 他 父 大 衛 分 別 為 聖 的 金 銀 和 器 皿 都 帶 來 , 放 在 神 殿 的 府 庫 裡 。

Continue reading Report error