Taariikhdii Labaad 4:8 ~ 2 Crônicas 4:8

picture

O o haddana wuxuu kaloo sameeyey toban miis, oo iyagiina wuxuu dhex dhigay macbudka. Shan wuxuu dhigay dhanka midigta, shanna wuxuu dhigay dhanka bidixda. Oo wuxuu kaloo sameeyey boqol maddiibadood oo dahab ah.


Também fez dez mesas, e pô-las no templo, cinco ã direita e cinco ã esquerda; e fez ainda cem bacias de ouro.

Continue reading Report error