Taariikhdii Labaad 4:3 ~ 2 Chronicles 4:3

picture

O o hoosteedana waxaa ku yiil wax dibiyo u eg oo ku wareegsanaa, dhudhunba toban, oo berkedda oo dhan hareeraheeda ku wareegsanaa. Oo dibiyadu waxay ahaayeen laba saf, oo markii berkeddii la shubay ayaa iyana la shubay.


Under it were figures of oxen encircling it, ten to a cubit. The oxen were in two rows, cast in one piece with it.

Continue reading Report error