K olkaasaa boqorkii Masar wuxuu dalkii Yahuudah iyo Yeruusaalemba boqor uga dhigay walaalkiis Elyaaqiim, oo magiciisiina wuxuu u beddelay Yehooyaaqiim. Oo walaalkiis Yoo'aaxaasna Nekoo wuxuu u kaxaystay dalkii Masar. Yehooyaaqiim, Boqorkii Yahuudah
And the king of Egypt made Eliakim, his brother, king over Judah and Jerusalem and changed his name to Jehoiakim. And Necho took Jehoahaz, his brother, and carried him to Egypt.
Continue reading Report error