Taariikhdii Labaad 36:22 ~ 2 Летописи 36:22

picture

I n Eraygii Rabbiga ee Yeremyaah afkiisa ka soo baxay uu ahaado aawadeed, sannaddii kowaad oo Kuuros oo ahaa boqorkii Faaris ayaa Rabbigu kiciyey ruuxii Kuuros oo ahaa boqorkii Faaris, oo isna boqortooyadiisii oo dhan ayuu ogeysiis ugu dhawaaqay, oo weliba qoray, oo wuxuu yidhi,


А в първата година на персийския цар Кир, за да се изпълни Господното слово изговорено чрез устата на Еремия, Господ подбуди духа на цар Кир, та прогласи из цялото си царство, още и писмено обяви, като рече:

Continue reading Report error