M arkaasaa Yoosiyaah wuxuu dadkii intii joogtay oo dhan adhigii ka siiyey baraar iyo waxarro si ay qurbaannada Kormaridda u bixiyaan, oo tiradooduna waxay isku ahayd soddon kun, iyo saddex kun oo dibi, intaasu waxay ahaayeen intii boqorku maalkiisa ka baxshay.
Then Josiah gave flocks of lambs and young goats as Passover gifts for all the people who were there. He gave 30, 000 of them, and 3, 000 bulls. These were from the king’s animals.
Continue reading Report error