Taariikhdii Labaad 35:24 ~ 2 Летописи 35:24

picture

S idaas daraaddeed addoommadiisii gaadhifaraskii way ka dejiyeen oo waxay saareen gaadhifaraskii labaad ee uu lahaa, oo waxay isagii keeneen Yeruusaalem, halkaasuuna ku dhintay, oo waxaa lagu aasay qabuurihii awowayaashiis. Oo dadkii Yahuudah iyo Yeruusaalem oo dhan Yoosiyaah way u baroorteen.


И тъй, слугите му го изведоха из колесницата, та го качиха на втората му колесница, и докараха го в Ерусалим; и умря, и биде погребан в гробищата на бащите си. И целият Юда и Ерусалим жалееха за Иосия.

Continue reading Report error