O o nimankii gabayaaga ahaa oo reer Aasaafna waxay joogeen meeshoodii sidii uu ahaa amarkii Daa'uud, iyo Aasaaf, iyo Heemaan, iyo Yeduutuun oo ahaa boqorka wax arkihiisii, oo iridjoogayaashiina waxay joogeen irid kasta, oo iyagu uma ay baahnayn inay hawshooda ka tagaan, waayo, iyaga waxaa wax u diyaarin jiray walaalahoodii reer Laawi.
Музыканты, потомки Асафа, находились на местах, определенных им Давидом, Асафом, Еманом и царским провидцем Идутуном. Служащим у всех ворот не нужно было оставлять своих постов, потому что их собратья-левиты все приготовили для них.
Continue reading Report error