Taariikhdii Labaad 34:4 ~ 歷 代 志 下 34:4

picture

O o meelihii Bacaliim allabariga loogu bixin jiray oo dhanna hortiisay ku dumiyeen, sanamyadii qorraxda ee iyaga ka sarreeyeyna wuu wada jaray, oo geedihii Asheeraah iyo sanamyadii xardhanaa, iyo sanamyadii shubka ahaana dhammaantood wuu wada burburiyey oo boodh ka dhigay, oo wuxuu ku dul firdhiyey qabuurihii kuwii allabariga u bixin jiray.


眾 人 在 他 面 前 拆 毀 巴 力 的 壇 , 砍 斷 壇 上 高 高 的 日 像 , 又 把 木 偶 和 雕 刻 的 像 , 並 鑄 造 的 像 打 碎 成 灰 , 撒 在 祭 偶 像 人 的 墳 上 ,

Continue reading Report error