Q albigaagu wuu jilicsanaa oo Ilaah hortiisa ayaad isku hoosaysiisay markaad maqashay erayadiisii uu kaga hadlay meeshan iyo dadka degganba, oo hortayda ayaad isku hoosaysiisay, oo dharkaagii waad jeexjeexday, oo waad igu hor ooyday, oo sidaas daraaddeed waan ku maqlay, ayaa Rabbigu leeyahay.
‘Your heart was broken and you had no pride before God when you heard His words against this place and its people. And because you came before Me with no pride, tore your clothes, and cried before Me, I have heard you,’ says the Lord.
Continue reading Report error