Taariikhdii Labaad 34:24 ~ 2 Летописи 34:24

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Bal eeg, belaayaan ku soo dejin doonaa meeshan iyo dadka degganba, taasoo ah kulli habaarrada ku qoran kitaabkii boqorka Yahuudah hortiisa lagu akhriyey oo dhan,


Така казва Господ: Ето, Аз ще докарам зло на това място и на жителите му, всичките проклетии написани в книгата, която прочетоха пред Юдовия цар.

Continue reading Report error