Taariikhdii Labaad 34:12 ~ 2 Cronici 34:12

picture

O o raggiina shuqulkii waxay u sameeyeen si daacadnimo ah; kuwii u talin jiray oo shuqulka hore u wadi jirayna waxay ahaayeen Yaaxad iyo Cobadyaah oo ahaa reer Laawi oo ka ahaa reer Meraarii, iyo Sekaryaah iyo Meshullaam oo ahaa reer Qohaad, oo waxaa kaloo la jiray kuwa kale oo reer Laawi ah oo alaabta muusikada karay oo dhan.


Oamenii îşi făceau cu credincioşie lucrarea. Peste ei au fost numiţi ca supraveghetori Iahat şi Obadia, leviţi dintre urmaşii lui Merari, precum şi Zaharia şi Meşulam, dintre chehatiţi. Toţi leviţii care erau pricepuţi să cânte la instrumente muzicale

Continue reading Report error